DAAWO: Jabuuti oo Caawinaad deg deg ah dalbatay Kadib Markii Eriteria la wareegtay deegaanadii…

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Cabsi dagaal oo aad uxoogan ayaa ka taagan soohdinta Eriterea iyo Jabuuti kadib markii ay halkaas isaga baxeen ciidamadii Qatar ee kala ilaalinayay.

Eriteria oo awood dagaal haysata ayaa lasoo sheegayaa iney xoog kula wareegtay dhulkii ay isku haysteen labada dhinac, halka ay ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay xaduuda Jabuuti.

Arintan ayaa keentay iney cabasho weyn ka keento Jabuuti iyadoo si deg deg ah udalabaneysa in wax laga qabto daan daansiga Eriteria ee dagaalka keeni kara.

Hoos ka daawo Wareysiga iyo Wararkii ugu dambeeyay

Advertisement