DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Go’aano lama filaan ka sheegay Shirkii Dib uheshiisiinta Muqdisho (Fariin Xasaasi ah)

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad QIIMO Badan ka jeediyay Shirkii dib uheshiisiinta ee lagu soo gaba gabeeyay magaaladda Muqdisho

Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan doorka dowladiisa ee in heshiis dhab ah loo helo dhinacyada Soomaaliyeed.

Waxaa uu ka hadlay in umadda Soomaaliyeed ay ka daashay dagaal iyo fowdo xalkana uu ku jiro haatan in la heshiiyo.

Khudbadan oo kamid ah kuwa aan la hilmaami doonin ee uu madaxweyne Farmaajo kusoo jiitay dadka Soomaaliyeed ayuu dhanka ale uga hadlay cadaaladda waxaana uu sheegay in dib uheshiisiinta ay ka bilaabaneyso in cadaalad loo helllo kuwa dhibaatada loo geystay ee la dhacay ama wax laga dilay

Advertisement