DAAWO: Gabar reer Jabuuti ah oo Dumarka Jabuuti Kusoo Kordhisey Shaqo Cusub

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Gabar u dhalatey dalka Jabuuti ayaa waxaa la sheegay inay markii ugu horeysay ay dalkaas kaga yaabsatey shaqo nooc ku cusub gabdhaha dalkaas oo aysan horey gabar uga qaban dalkaasi ka dib markii ay noqotey gabadhii ugu horeysay dalkaas oo gaadiidka dadweynaha lacagta ka aruuriso arintaas oo sida caadiga ahna lagu yaqaanay dhalinyarada loogu yeero Kirishbooyada.

 

 

 

Advertisement