DAAWO: Reerka Qabyaalada ka daa” Murtiile iyo Bacado

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Ka dib markii Qaadka cunistiisa iyo geyntiisa laga joojiyey Wadanka Ingiriiska ayaa waxaa soo baxey madmadowyo awal uu kala qarin jirey jaadku gaar ahaan dhaqanka dhinaca Qoyska, hadaba markii laga joojiyey wadankaasi jaadka waxaa Riwaayad mataleysa xaalka Soomaalida ingiriiska joogta ee jaadka laga joojiyey.

Halkaan ka daawo

Advertisement