RUWANDA: Xasuustii Murugada iyo mustaqbalka wadajirkooda

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Wadanka Ruwanda sanadkii 1994 waxaa ka dhacey Xasuuq ka dhan ah Beesha Tuudsiga ayadoo Huutuguna dhib badan dareemeen waqtigaas, Barnaamijkan oo ah Documentry ay turjuntay Wasaarada warfaafinta Somaliland waxaanu u soo qaadaney Su,aal ku waregaysa madaxa Qos kasta oo Somaali ah.

Taasoo ah maxay Soomaalidu u qaadan la,ayihiin Go,aankii ay qaateen Dadka Reer Ruwanda ee ah iyagoo intaas oo dhib ah is marshey in ay is caymiyeen haatan weli dugaashadaan Xumihii kana qaateen fikir Midnimo ku hogaamiyey.

Ma tahay mid ka suura gasha Soomaalida in ay Madaxyadii Xasuuqa madxafyo u sameeyaan? macnaha Noloshu waa mid aad u macaan, waxaase isweydiin kale mudan dadkaasi Ruwanda waa dad Kiristiyaan ah, Soomaaliduna waa sheegta in 100% ay islaam yihiin maxaybaa Sababaya hadaba Sidatan biala tanaasulka ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka 

Advertisement