(Video) Maxaa Ka jira in Tanzania Dadka aad loogu Cuno?

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Cabsi badan ayaad Dareemaysaa markii aad aragto ama laguu sheego bahalo dadka Cuna waase Qadarta Rabi oo aadan dhaafi karain Tanzania oo ka mid ah wadamada Geeska Africa waxaa lagu waramaa in sanadkii tiro badan oo dad ah lagu cuno.

Camerada ka daawao wixii ka run ah waa dhacdooyin Xanuun badan marka aad Dul joogto Dad la cuney Hilibkiis kaba sii darane markaad dul joogsato Xubin ka mid ah waalidkaa oo uu bahal xaley Cuney.

Guji Halkaan oo Daawo

Advertisement