DAAWO: Mucjisada Bada dhimatay qiso xiiso leh

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Mucjisooyinka dunida meelba tan kale ka sii daran waxa isoo jiitey dabcan adna aad waqti siin doontaa isbadelada cimilo iyo nafleyda nolol wadaagta ah ee la daalaa dhacda nolosha biyahan masaafooyinka badan mara.

Hadaba si aad wax badan u barato daawo oo waqtii sii Barnaamijkan Badda dhimatey iyo halka ay caalamka kaga taalo.

badda madoow

Advertisement