XOG: Sanbaloolshe xilka maka tagayaa mise wuu sii hayn?

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Waxaa soo baxay warar ay isla dhexmarayeen warbaahinta, kaasi oo ku aadan  inuu is casilayo taliyaha hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA) mudane Sanbaloolshe.

Hadaba xog la helay ayaa sheegeysa in hadda taasi aanay suurtagal noqon, kadib markii Sanbaloolshe uu dib uga laabtay fikirkii ahaa inuu is casilo.

Wararka aan helnay waxay sheegayaan in siyaasiyiin ay kula taliyeen Sanbaloolshe inaanu marnaba xilka ka tagin, islamarkaana wixii qalad dhacay loo baahan yahay in loo saxo dowlad ahaan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad uga walaacsan arrinta ku aadan dhiibistii Qalbi Dhagax ee dowladda Itoobiya, taasi oo noqotay sharaf dil aan caadi ahayn

 

Advertisement