DEG DEG: Dagaalkii Ugu Xooganaa oo ka socda Duleedka Kismaayo & Shabaab oo gudaha ugalay…

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Wararka naga soo gaaraya degaanka Buulo Gaduud ee gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaaan in Saakay Aroortii halkaasi ay weerar ku qaadeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.

Dagaal culus ayaa la sheegay in uu halkaasi ka socdo.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay Qaraxyo iyo Weeraro ay ku qaadeen degaanka Buulo Gaduud oo 30 km u jira Magaalada Kismaayo.

Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa la sheegay in lagu weeraray Saldhigga Ciidamada Jubbaland ee degaankaasi

 

Advertisement