Waxgarad ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Abdirihman J. Barre

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Tacsi: (Jubbaland) Waxaa halkan Tacsi ka diraya Aqoonyahan waxgarad iyo dad kala duwan kuwaas oo ka tacsiyeeynaya Geerida Dr.Abdirihman Jama Barre oo shalay ku geeriyooday dalka Mareykanka.

Waxay Alle uga baryayaan In uu samir ka siiyo Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyska uu ka baxay isagana Janadii Fardowso ka waraabiyo.

Dadka diraya Tacsidan waxa ka mid ah.

Adam Ahmed Bare

Mohamed Gulled Jerar

Mohamed Barre Warsame

Abdi Abdille Farah

Mohamed A. Gurhan

Abdirihman Mohamed Hashi

Dahir Shire Warsame

Ilji Adan Dhoore

Hassan Ali Omar

Haydar Ali Omar

Abdirishid Ali Omar

Ahmed Mohamed Wayel

Ali Ahmed Barre

Ahmed Ali Amed

Abdi Dini Mohamed

Abdi Dahir Farah

Abdikarin Ugas Omar

Iyo kuwo kale oo Badan waxay Marxumka ku tilmaameed shaqsi howlo qaran u soo qabtay Ummadda Soomaaliyeed xiliyo kala duwan

Advertisement