DAAWO VEDIO:- Yuusuf Garaad oo banaanka soo dhigay Sirta ka dambeysay in Dowladda ay dhex dhexaad ka noqoto Khilaafka Wadamada Carabta

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa wareysi uu bixiyay uga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin wax qabadkiisii.

Yuusuf Garaad ayaa si weyn uga hadlay dadaaladda ay dowladda Soomaaliya kula soo wareegeyso  maxaabiista ugu badan ee caalamka ku xiran.

Wasiirka ayaa dhanka kale ka hadlay arimaha khilaafka Carabta, Sababtii ay dhex dhexaad uga noqdeen, Waxa iska badalay taageeradii Xulifadda Sacuudiga siin jireen Soomaaliya iyo faa’idada laga helo Qatar.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

Advertisement