DAAWO VEDIO:- Somaliland oo markii ugu horeysay Heshiis la gashay Maamulka Puntland

Nagala soo xiriir Email: jubbanews3@gmail.com

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday iney heshiis la galeen Puntland oo ku aadan adkeynta amaanka iyo la dagaalanka Shabaab.

Wasiirka arimaha gudaha Maamulka Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa sheegay in arrinta ugu weyn ee ay isha ku hayaan ay tahay nabad galyadda.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

Advertisement