Maqaalo

?????????????

Faallo Xiiso badan oo laga diyaariyay Wasiir Xoosh Jibriil

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya wuxuu sas ka qabaa sarreynta sharciga iyo ku dhaqanka Dastuurka . Wuxuu u dhaqmaa sidii ayadoo uu dalka ku haysto

Continue Reading »

Qeybta Maqaalo

barlamanka

Tallo Wanaagsan:- Sow ma haboona in xasaanada laga qaado Xildhibaanada qaran dumiska ah?

Asc soomaaliweyn. Waxaa ila haboon in sharafta (xasaanada) laga qaado laguna sameeyo dabagal iyo baaritaan joogtaa dhamaan xildhibaanada caadeystay dhabarjabinta iyo is hortaagida horumarka lagu

Continue Reading »

Maqaalo Archives

Taabit
WARBIXIN XIISO LEH:- Maxaa kala qabsaday Guddoomiye Thaabid iyo Muwaadin ay lacag baad ah ka qaateen ciidanka Dowladda?..
- Jul 21, 2017
Xasan Macalin Yuusuf waa muwaadin Soomaali ah oo kunool xaafadda Buula-Xuubeey ee dagmadda Wadajir, wuxuu halkaas dagan yahay mudo dheer waxaana uu asbuucan la kulmay sheeko isagu uu qaadan waayay ...
top-secret
Maxay kaarka ku qaataan maba ay qadayne ?
- Jul 14, 2017
Waxaan aad ula yaabay waxa ka socda goobaha kaadh qaadashada hargeysa oo aan cidiba hor taagnayn iyo gaawadhi microphone saaranyahay oo ku dhawaaqaya walaalayaal kaadhka qaata. Waxay la noqotay wax aad ...
siilanayo-100x75
Faa’iido intee le’eg ayaa DF iyo dalka ugu jirta dhismaha maamul goboleedka Khaatumo iyo Maakhir si loo ilaaliyo midnimada dalka ?
- Jul 5, 2017
Sidan balanqaadayba, Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo qormo aan cinwaan uga dhigay: Faa’iido intee le’eg ayaa Dowladda Federaalka iyo dalka ugu jirta dhismaha maamul goboleedka Khaatumo ...
farmajo
FAALLO: Maxay dowlada Farmaajo kaga duwan tahay dowladii Xasan Sheekh?
- Jun 21, 2017
Waxaa dalka Somalia kasoo arrimiyay dowlado dhowr ah oo midba mida ka danbeysa ka wanaagsaneyd marka la’eego isbedelada dhanka Siyaasada, Amniga iyo Xiriirka Caalamiga ah. Dowladii uu Hogaaminaayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
farmajo
Madaxda Qaranka oo ay neef weyn ka soo fuqday
- Jun 20, 2017
Mooralka Dowladda Somaliya, ayaa noqday mid aad u wanaagsan, ka dib markii ay xaqiijisay in ay gacanta ku soo dhigtay Madaxii Amniyaadka Ururka Al Shabaab ee Gobolka Banaadir. Hawlgal gaar ah ...
Maqaal
MAQAAL: M/WEYNE FARMAAJO DADKA & DALKA BADBAADI
- Jun 14, 2017
Sida aad ka warqabto waxaa Somnaliya ku soo fool leh dhibaato aad u baaxad weyn oo ay soo wadaan Sacuudiga & Imaaraatka taasoo saldhigeedu yahay inaan la collowno dowladda Qadar ...
fadumo3-640x360
Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay xadaan Nabi Muxammad SCW
- Jun 14, 2017
Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay xadaan Nabi Muxammad SCW Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam xadaan   Intaasoo ...
Gulf_Region
Hardanka Gacanka Carbeed iyo Saameynta Soomaaliya
- Jun 14, 2017
Xiisadda siyaasadeed ee ka aloosan Gacanka Carbeed iyo xidhiidh u jaridda Qatar waxay muujinaysa hardanka siyaasadeed ee quwaddaha saddexda ah ee ku loolamaya Gobolka, kuwaas oo kala ah: 1. Waa Iiraan ...

« Previous PageNext Page »