Maqaalo

farmajo

FAALLO: Maxay dowlada Farmaajo kaga duwan tahay dowladii Xasan Sheekh?

Waxaa dalka Somalia kasoo arrimiyay dowlado dhowr ah oo midba mida ka danbeysa ka wanaagsaneyd marka la’eego isbedelada dhanka Siyaasada, Amniga iyo Xiriirka Caalamiga ah. Dowladii uu

Continue Reading »

Qeybta Maqaalo

farmajo

Madaxda Qaranka oo ay neef weyn ka soo fuqday

Mooralka Dowladda Somaliya, ayaa noqday mid aad u wanaagsan, ka dib markii ay xaqiijisay in ay gacanta ku soo dhigtay Madaxii Amniyaadka Ururka Al Shabaab

Continue Reading »

Maqaalo Archives

Maqaal
MAQAAL: M/WEYNE FARMAAJO DADKA & DALKA BADBAADI
- Jun 14, 2017
Sida aad ka warqabto waxaa Somnaliya ku soo fool leh dhibaato aad u baaxad weyn oo ay soo wadaan Sacuudiga & Imaaraatka taasoo saldhigeedu yahay inaan la collowno dowladda Qadar ...
fadumo3-640x360
Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay xadaan Nabi Muxammad SCW
- Jun 14, 2017
Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay xadaan Nabi Muxammad SCW Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam xadaan   Intaasoo ...
Gulf_Region
Hardanka Gacanka Carbeed iyo Saameynta Soomaaliya
- Jun 14, 2017
Xiisadda siyaasadeed ee ka aloosan Gacanka Carbeed iyo xidhiidh u jaridda Qatar waxay muujinaysa hardanka siyaasadeed ee quwaddaha saddexda ah ee ku loolamaya Gobolka, kuwaas oo kala ah: 1. Waa Iiraan ...
Maxamed-Cabdiallaahi-Farmaajo-iyo-boqorka-sucuudiga
Dhex-dhexaadnima Somaliya ee khilaafka Carabta Khaliijka ma sax baa? Maxaase ka dhalan kara? W/Q Axmed Yusuf Axmed
- Jun 14, 2017
Si aan su’aashaas uga jawaabno marka hore bal aan eegno sida go’ankaas loo qaatay iyo waxyaabaha siyasad ahaan ka dhalan kara qaadashada go’aankas. Ugu horrayn waxay u muuqataa in go’ankaas u ...
18951443_1250507005060304_9022268442308399330_n
KHILAAFKA CARABTA IYO MAWQIFKA DAWLADA SOOMAALIYA.
- Jun 14, 2017
Khilaafka dawladaha Khaliijka Carabta ayaa gaaray heerkii ugu sareeyey kadib markii ay xiisadii ka gudubtay dawlado is haysta oo ay u gudubtay shakhsiyaad, qoysas is dhalay ama is qaba iyo ...
12596204_1179876448697013_1767783900_n
Taariikh iyo xasuus qiimo badan iyo jidkii awooweyaasheen
- Jun 14, 2017
Ummadda Soomaaliyeed waxay isku dhaceen Dawladda Ingiriiska 1963, waxayna isku qabteen arrintii NFD. Dawladda Ingiriis oo aan cidi ka hor iman karin samaankaasi, waxayna Saamaalidu xiriirkii u jartay diblomaasiyadeed Ingiriiska. ...
pen_in_hand
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
- Jun 14, 2017
Qaybtii 31aad 1 CILMI BAARIS Ma ogtahay cilmi baaris la sameeyey ay xaqiijisay in inta badan aad tartiib u cunto cunnada ay qayb ka qaadato in culays badan oo kugu siyaadi lahaa ...
424089309b3b436a87325fa330f16182_18
DAALAA DHACA QATAR IYO DOORKA SOOMAALIYA. W/Q Muxyadiin Ciid
- Jun 14, 2017
In badan oo naga mid ah ayaa ku baraarugay 04-06-2017, markii qaar ka mid dowladaha gacanka iyo Masar xiriirka u jireen dowlada Qatar, maalin ka dibna ku biireen dowladaha Yemen, ...

Next Page »