Caalamka Archives

love 2
MURAGADII JECEYLKA MAXAA KEENAY RAFAADKA?
- Nov 28, 2014
Tani waa qiso Jaceyl oo Dareen kulul xambaarsan si taxane ah ayaad kala socon doontaan Shabakadan Jubbaland.com.   Q.1aad Magaalada jawigeedu waa mid degan waxaa dhacaya saxan saxo udgoon badan dhulka oo dhami ...
f2b69b5e
Daawo: Qaabka loo aasay taliyihii ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
- Nov 2, 2014
Prev Report Broken Link Views: 984 Next  
images
madaxweynaha Burkino Faso oo xilkii ka degay
- Oct 31, 2014
Nairobi (JBL) Dibad baxayaasha oo isugu soo baxay caasimada Ouagadougou ayaa dalbanayay in uu madaxweynaha xilka isaga dego. Madaxweynaha Bukrina Faso, Blaise Compaore ayaa shaaciyay in uu xilka isaga degay, kaddib ...
0
Golaha ay ku bahoobeen gavanarada dalka Kenya oo sheegay waxay ku salaysantahay aftidooda
- Oct 24, 2014
Golaha ay ku bahoobeen gavanarada dalka Kenya ayaa ugu danbayntii shaaca ka qaaday qodobada ay doonayaanin ay ku saleeyaan ololahooda Aftida . Sida ku cad biilka wax ka badalida dastuurka ee ...
130715111410_bangla_ghulam_azam_trial_war_crimes_bangladesh_512x288_focusbangla
Hogaamiyihii hore ee xisbiga islaamiga ee ugu weyna dalka Bangladesh, Ghulam Azam, ayaa geeriyooday, wuxuuna ahaa 91 jir.
- Oct 24, 2014
Sanad ka hor, waxaa lagu helay dembi dagaal waxaana lagu xukumay 90 sano oo xabsi ah. Waxaana lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay xasuuq dhacay intii uu socday dagaalkii xornimada ee 1970-meeyadii. Ghulam ...
141024003838_mali_ebola_kid_624x351_reuters
Dowladda Mali ayaa ku dhawaaqday kiiskii ugu horeeyay ee Ebola ee dalkeeda lagu arko.
- Oct 24, 2014
Gabadh laba-sano jir ah ayaa laga helay caabuqa, waxaana hadda lagu daweynayaa galbeedka dalkaasi. Gabadhan yar ayaa dhowaan soo gaartay dalka Mali, waxayna ka tka soo gashay dalka ay jaarka yihiin ...
jawaari
Muuqaal sir ah: Jawaari oo Beeshiisa la hadlaya tusayna dhibka loo gaysto
- Sep 13, 2014
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari oo maalmahan ku sugan magaalada Baydhabo ayaa waxa uu kulan xasaasi ah la yeeshay Jifooyinka beelaha Raxanweyn isaga oo ku dhiirogaliyay in ay Midoobaan ...
Fatiha-Serour
Wafdi Ay Hogaamineyso Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Q.M Ee Soomaaliya Fatiha Serour Oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo
- Sep 11, 2014
Wafdi ay hogaamineyso Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Q.M uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Fatiha Serour ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo ayaa waxa wafdigaan kusoo ...

« Previous PageNext Page »