Caalamka

murtiile

DAAWO: Reerka Qabyaalada ka daa” Murtiile iyo Bacado

Ka dib markii Qaadka cunistiisa iyo geyntiisa laga joojiyey Wadanka Ingiriiska ayaa waxaa soo baxey madmadowyo awal uu kala qarin jirey jaadku gaar ahaan dhaqanka

Continue Reading »

Qeybta Caalamka

Ruwanda

RUWANDA: Xasuustii Murugada iyo mustaqbalka wadajirkooda

Wadanka Ruwanda sanadkii 1994 waxaa ka dhacey Xasuuq ka dhan ah Beesha Tuudsiga ayadoo Huutuguna dhib badan dareemeen waqtigaas, Barnaamijkan oo ah Documentry ay turjuntay

Continue Reading »

Caalamka Archives

Libaax dad cun ah
(Video) Maxaa Ka jira in Tanzania Dadka aad loogu Cuno?
- Feb 5, 2015
Cabsi badan ayaad Dareemaysaa markii aad aragto ama laguu sheego bahalo dadka Cuna waase Qadarta Rabi oo aadan dhaafi karain Tanzania oo ka mid ah wadamada Geeska Africa waxaa lagu ...
hhhhhh
DAAWO: Muuqaalkii Ugu Qosolka badnaa Dunida
- Feb 1, 2015
Ma doontaa amararka qaar wax kaa qosliya ila daawo muuqaalada ugu Qosolka badan dunida gaar ahaan kuwa laga mataley Aroos la kulmayo dhacdooyin aan xisaabtaba laga darin. Halkan Hoose Guji
hayaay
DAAWO: Yaabka qabsadey Darawelkani Soomaaliga ah
- Feb 1, 2015
Waa wax iman kara is maandhaafku laakiin waligaa tanoo kale ma kugu dhacdey bal daawo muuqaalkaan Qosolka iyo amakaaga badan leh ee ah qiso qabsatey wade Soomaali ah. Halkan ka Daawo ...
jamaal
Daawo oo wax ka baro Taariikhdii Jamaal Cabdi Naasirkii Masar
- Jan 11, 2015
Waa muhiim in aad wax badan ka barato is badelada Caalamka iyo halka haatan uu xaalku marayo Waa hubaal marka aad ogaato marxaladihii halganka caalamka ayaad fahmi kartaa halka uu ...
????????????????????????????????????????????????????????
Dhallinyarada yaa guurka ku qaaliyeeyay?
- Jan 11, 2015
Wiilasha iyo gabdhaha qolaba gaar bay u shirtay, waxaana la is weydiiyey yaa ka dambeeya qaaliyeynta guurka?. Wiilashu way isku raaceen in ay guur u baahanyihiin, si ay u guursadaana ay ...
badda madoow
DAAWO: Mucjisada Bada dhimatay qiso xiiso leh
- Jan 9, 2015
Mucjisooyinka dunida meelba tan kale ka sii daran waxa isoo jiitey dabcan adna aad waqti siin doontaa isbadelada cimilo iyo nafleyda nolol wadaagta ah ee la daalaa dhacda nolosha biyahan ...
zinjibaar
Daawo: oo wax ka baro ilbaxnimadii Zinjibaariyiinta iyo taariikhda Jaziiradaasi
- Jan 9, 2015
Halkani waa Jaziirad magac iyo meeqaanba ku leh Dunida waa goob ku dhex taala biyaha balaaran ee Bad weynta Hindiya Jaziiradani waxaa ku nool dad lagu qiyaasey Hal milyon oo ...
hilaac
Nala Daawo: Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac Live Show 2015
- Jan 9, 2015
Waa Shoegii 2015 Hargeysa Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac Live Show waa fanaaniinta sanadka kuwooda loogu Tixgelin badan yahay waa fanaan cod halaasi ah leh isla markaana in badan u codkiisu ...

Next Page »