arimaha bulshada

astaanta qaranka

650-Shaqaale oo dacaayad & Xayeysiis u sameynaya Xukuumadda Soomaliya!

Xukuumadda Soomaaliya  iyo hay’ado raacsan laanta fulinta ayaa la soo baxay hab cusub oo ay u la dhaqmayaan warbaahinta, waxa ay xoogga saarayaan Warbaahinta bulshada

Continue Reading »

Qeybta arimaha bulshada

jubbaland

Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay 40-qof 24-saac ee la soo dhaafay

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada kismaayo ee Xarunta g.jubbada hoose ayaa Waxaa ay Sheegayaan in 24 Saac ee la soo dhaafay Ciidamada Amaanka jubbaland ay

Continue Reading »

arimaha bulshada Archives

Cosoble
TOP DHAGEYSO:- Gudoomiye Cusmaan”Maamulka Gobolka Hiiraan Xilka Waa Laga Qaadayaa Hadii ay Taageeraan Cosoble”
- Sep 2, 2017
Cismaan Bare Maxamed gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in carqalada uu Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle uu Baladweyne ka wado aysan dhibaato u keeneyn Maamulka Hir-Shabeelle. Waxa uu sheegay in ...
ru_1
SAWIRRO: Uhuru Kenyatta oo si kulul u weeraray Garsooreyaasha maxkamadda sare, kuna tilmaamay…
- Sep 2, 2017
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ee doorashadiisa la diiday ayaa weerar afka ah ku qaaday garsooreyaasha Maxkamada sare ee dalkaasi oo natiijada doorashadii uu ku guuleestay waxbo kama jiraan kasoo ...
Madaxweyne-Maxamed-Farmaajo
DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo oo sheegay Hal sabab oo Markasta Amni darada Horseedeysa
- Sep 2, 2017
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Shaqa la’aanta ka jirta dalka Soomaaliya ay sababi karto in dhalinyarada Soomaaliyeed ay dhaqaalo ka raadiyaan waxyaabo lidi ku ah dhanka ...
Camey
TOP DHAGEYSO:- M/weyne ku xigeenka Puntland Oo Sheegay In Al-Shabaab Xukunkooda Ka Shaqeeyo Soomaaliya Kuna Eedeysay Diidmada Shilinka Soomaaliga
- Sep 2, 2017
Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhibaatada keentay in la diido lacagta Shilinka Soomaaliga ay masuul ka yihiin Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in diidmada lacagta ...
download (1)
DHAGEYSO: WAREYSI:- ONLF oo Xaqiijisay Halka uu Ku Xiran yahay Qalbi Dhagax.
- Sep 2, 2017
Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) oo ah afhayeenka Jabhadda Xoreynta Ogaadeenia ee ONLF ayaa sheegay In Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiishii Soomaaliya, sidoo kalane kamid ah ...
Ahmed-Diriye
WAR CUSUB:- Amiirka Alshabaab oo Fariin Cusub soo saaray, Reer Muqdishana u sheegay inay…
- Sep 2, 2017
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay farriin cod ah oo uu soo dirya Amiirka guud ee Alshabaab Sheekh Axmad Cumar Abu Cubaydah. Farriintan oo ahayd tii labaad ee Amiirka uu jeediyo tan iyo ...
Yuusuf_Garaad_Cumar
WARBIXIN: Maxaa ka run ah in Shabaab & Iiraan ay sameysanayaan hubka nuclear-ka?
- Sep 2, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad lama filaan ah ka gudbisay Iiraan iyadoo ku eedeysay labo arin oo kala ah iney taageerto AlShabaab sidoo kalana ay dhaqaalo badan ka hesho Soomaaliya. Bayaan kasoo ...
duqeyn1
Mareykanka oo sheegay in uu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab
- Sep 2, 2017
War kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ka dib howlgal ay ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgalkaasi ayaa waxaa fuliyay diyaaradaha dagaalka dowladda ...

« Previous PageNext Page »