arimaha bulshada

farmajo

XOG: Isku shaandheynta golaha wasiirada Kheyre iyo isbadalka hab qeybsiga Beelaha

Sida laga warqabo waxaa soo baxay xog ku saabsan in golaha Wasiirada lagu sameenayo isku Shaandheyn kadib markii la sheegay in wasiirada qaar ay shaqadooda qabsan waayeen,

Continue Reading »

Qeybta arimaha bulshada

axmed-iyo-cumar

DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo DFS iyo QM Fariin u diray

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in fursado shaqo la siiyo dhalinyarada soomaaliyeed. Axmed Madoobe ayaa tilmaamay in ay

Continue Reading »

arimaha bulshada Archives

Ahlusuna
Ciidamada Ahlu sunna oo isaga baxay Xeraale ka dib Duulaanka Galmudug
- Aug 23, 2017
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobollada dhexe ayaa Ciidamadooda kala baxay dhamaan degaannada ay ka joogeen degaanka Xeraale. Go’aankan waxaa uu yimid kaddib markii Ciidamo ka socda Maamulka Galmudug ay la wareegeen ...
news
DEG DEG :-Ciidamada Galmudug oo la wareegay degaanka Mareerguur
- Aug 23, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Maamulada Ahlu Sunna iyo Galmudug, kadib markii cutubyo ka tirsan ciidanka Galmudug ay ...
Warka-Caafimaadka-Madaxweynaha
DHAGEYSO: Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynaha Somaliland?
- Aug 23, 2017
Maamulka Somaliland ayaa Faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo. Madaxweynaha ayaa lagu qalay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta waxaana qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalida ...
farmajo
Madaxweynaha oo Faray Xukuummadda in ay Dabagal ku Samayso Qorshayaashii ay Isku Soo Afgarteen Dowladda Masar
- Aug 23, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda in ay dabagal ku samayso sidii looga mira dhalin lahaa qorshayaashii ay isku soo afgarteen dowladda Masar. Madaxweynaha oo shir ...
xasilinta
DEG DEG: Ciidamada Xasilinta oo Dad badan xir xiray & Guryaha oo la iskugu galayay
- Aug 23, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada dowladda ay howlgalo saacado qaatay ka sameeyeen degmooyinka wadajir iyo Kaxda, waxayna howlgalka ku baarayeen xaafadaha iyo goobaha ganacsiga ...
Kheyre (1)
XOG CUSUB: R/wasaare Kheyre oo ka Hortagay Mooshin xilka looga tuuri lahaa
- Aug 23, 2017
magaalada Muqdisho, kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Senatarada aqalka sare iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulankan ayaa muhiimadiisa ugu weyn waxa ay aheyd in Ra’iisul wasaare ...
Farmaajo
DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo banaanka keenay Heshiiskii Masar & Arrimo Saxaafadda laga qariyay oo…
- Aug 23, 2017
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyo waa weyn ay la gaareen dowladda Masar ayna rajeynayaan in faa’ido weyn ay unoqon doonto shacabka Soomaaliyeed. Kadib markii uu kasoo ...
xaaf
DHAGAYSO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Wadahadaladda Galmudug & Ahlu Sunna oo meel wanaagsan maraya & qodoboo…
- Aug 23, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulamo aan caadi aheyn oo magaaladda Cadaado uga soconaya madaxda Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca. Saraakiisha Ahlu Sunna ee gaaray magaaladda Cadaado ayaa shalay galab ...

Next Page »