Wararka

news

DEG DEG: Dagaalkii Ugu Xooganaa oo ka socda Duleedka Kismaayo & Shabaab oo gudaha ugalay…

Wararka naga soo gaaraya degaanka Buulo Gaduud ee gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaaan in Saakay Aroortii halkaasi ay weerar ku qaadeen Ciidamo ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka

astaanta qaranka

650-Shaqaale oo dacaayad & Xayeysiis u sameynaya Xukuumadda Soomaliya!

Xukuumadda Soomaaliya  iyo hay’ado raacsan laanta fulinta ayaa la soo baxay hab cusub oo ay u la dhaqmayaan warbaahinta, waxa ay xoogga saarayaan Warbaahinta bulshada

Continue Reading »

Wararka Archives

jubbaland
Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay 40-qof 24-saac ee la soo dhaafay
- Sep 2, 2017
Wararka naga Soo gaaraya Magaalada kismaayo ee Xarunta g.jubbada hoose ayaa Waxaa ay Sheegayaan in 24 Saac ee la soo dhaafay Ciidamada Amaanka jubbaland ay Xabsiga Dhigeen Qaar ka mid ...
Cosoble
TOP DHAGEYSO:- Gudoomiye Cusmaan”Maamulka Gobolka Hiiraan Xilka Waa Laga Qaadayaa Hadii ay Taageeraan Cosoble”
- Sep 2, 2017
Cismaan Bare Maxamed gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in carqalada uu Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle uu Baladweyne ka wado aysan dhibaato u keeneyn Maamulka Hir-Shabeelle. Waxa uu sheegay in ...
ru_1
SAWIRRO: Uhuru Kenyatta oo si kulul u weeraray Garsooreyaasha maxkamadda sare, kuna tilmaamay…
- Sep 2, 2017
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ee doorashadiisa la diiday ayaa weerar afka ah ku qaaday garsooreyaasha Maxkamada sare ee dalkaasi oo natiijada doorashadii uu ku guuleestay waxbo kama jiraan kasoo ...
news
WAR DEG DEG:- Afar ruux oo lagu dilay Gobolka Nugaal
- Sep 2, 2017
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Nugaal Afar ruux ayaa lagu dilay, kadib markii dabley hubaysan dadkaan xalay fal toogasho ah u gaysteen. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay xuduuda ...
Madaxweyne-Maxamed-Farmaajo
DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo oo sheegay Hal sabab oo Markasta Amni darada Horseedeysa
- Sep 2, 2017
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Shaqa la’aanta ka jirta dalka Soomaaliya ay sababi karto in dhalinyarada Soomaaliyeed ay dhaqaalo ka raadiyaan waxyaabo lidi ku ah dhanka ...
Camey
TOP DHAGEYSO:- M/weyne ku xigeenka Puntland Oo Sheegay In Al-Shabaab Xukunkooda Ka Shaqeeyo Soomaaliya Kuna Eedeysay Diidmada Shilinka Soomaaliga
- Sep 2, 2017
Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhibaatada keentay in la diido lacagta Shilinka Soomaaliga ay masuul ka yihiin Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in diidmada lacagta ...
download (1)
DHAGEYSO: WAREYSI:- ONLF oo Xaqiijisay Halka uu Ku Xiran yahay Qalbi Dhagax.
- Sep 2, 2017
Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) oo ah afhayeenka Jabhadda Xoreynta Ogaadeenia ee ONLF ayaa sheegay In Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiishii Soomaaliya, sidoo kalane kamid ah ...
Ahmed-Diriye
WAR CUSUB:- Amiirka Alshabaab oo Fariin Cusub soo saaray, Reer Muqdishana u sheegay inay…
- Sep 2, 2017
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay farriin cod ah oo uu soo dirya Amiirka guud ee Alshabaab Sheekh Axmad Cumar Abu Cubaydah. Farriintan oo ahayd tii labaad ee Amiirka uu jeediyo tan iyo ...

« Previous PageNext Page »