Wararka

news

WAR DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay Muqdisho & Qofkii waday oo…

War deg deg ah oo haatan nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax xoogan laga maqlay degmada Madiina ee gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa lasoo sheegayaa inuu

Continue Reading »

Qeybta Wararka

Eid-in-Saudi-Arabia

WAR DEG DEG AH: Sacuudiga iyo Imaaraadka oo ku dhawaaqay in Dalalkooda Bishii Shawaal Laga Arkay (CIID WANAAGSAN)

War deg deg ah oo haatan nasoo gaaray ayaa sheegaya in Boqortooyadda Sacuudiga ay ku dhawaqeen in beri oo Axad ah ay tahay maalinta koobaad

Continue Reading »

Wararka Archives

NEWS
DEG DEG: Sargaal katirsan Militeriga Soomaaliya oo Goordhow Gurigiisa lagu dilay (Magaciisa)
- Jun 24, 2017
War deg deg ah oo goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaaladda Ceel-Waaq ee gobolka Gedo lagu dilay sargaal katirsan ciidamada militeriga Soomaaliya. Dilkan oo ay ka dambeeyeen kooxo ku hubeysan ...
faysal-cali
DHAGEYSO:- Faysal Cali Waraabe oo Fariin u diray Xukuumada Somaliland, Canaana u jeediyay Puntland
- Jun 24, 2017
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Eng Feysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in Somaliland ay joojiso Diyaaradaha tagaya Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Togdheer ee aan Fasaxa ka heysan Maamulka ...
yariisow
DHAGEYSO:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in Dawladda ay tahay mid Daciif ah oo aan Qaraxyada Xamar ka difaaci karin
- Jun 24, 2017
C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), Wasiirka Warfaafinta Somaliya, ayaa waxaa uu qiil u yeelay fashilka amni ee ka jira Magaalada Muqdisho, iyadoo muddo toban cisho gudahood lagu dilay qiyaastii 50 ruux, ...
farmajo
Gudiga Aaska Qaran iyo Qoyskii Marxuum Sheekh Maxamed Aw-Libaax oo u mahad celiyay Madaxda Dowladda
- Jun 24, 2017
Aniga oo ku hadlaya magaca gudiga qabanqaabada Aaska Qaran ee Marxuun Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax iyo midka qoyska u ka baxay marxuunka waxan uga mahad celinaya madaxda qaran sida qimaha ...
xasan cali
DAAWO VEDIO:- Xasan Cali Khayre oo shaaciyay Waxyaabaha uu kaga duwan yahay Ra’isal Wasarayaashi hore
- Jun 24, 2017
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayay ku qaadatay kaliya 60-ka maalmood ee ugu horeeya Xukuumadiisa inuu la yimaado arimo taariikhi ah oo shacabka Soomaaliyeed ay si joogto ah ...
mansuur1
DHAGEYSO WAREYSI XIISO LEH:- Abuu Mansuur oo isku soo dhiibaya Dowladda Soomaaliya ka dib Cafiskii Mareykanka
- Jun 24, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in Liiska Argagixisada laga saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa Al-shabaab. Abuu Mansoor ayaa ahaa ku-xigeenkii hogaamiyahii hore ee ...
Jubbaland
DHAGEYSO:- Maamulka Jubbaland oo dhaliil u Jeediyay Hay’adaha ka Howlgalla degaanadooda
- Jun 24, 2017
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay Wadashaqeyn la’aan ay ka tirsanayaan Hay’adaha ka howlgalla deegaanada Maamulka Jubbaland xili ay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ka socdaan kulamo u ...
3-42
DHAGEYSO:- Xasan Shuute oo Jawaab kulul siiyay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, Hal Arrina ka digay
- Jun 24, 2017
Guddoomiyaha Darajada Koowaad ee Maxkamada Ciidamada qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Shuute ayaa sheegay in go’aamada ay gaaraan dhamaantood iney ku saleysan yihiin Shareecada Islaamka. Waxa uu sheegay in aysan jirin ...

Next Page »